|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Biyaha Somaliland oo Ka Hadley Laba Qof oo Ciidanka Boolisku Ku Toogteen Magaalada Laascaanood
August 21, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland Md Saleeban Cali Koore ayaa waxaa uu tacsi u diray isla markaana uu ka Hadley laba qof oo wiil iyo gabadh ah oo ay xalay dileen ilaalada badhisaabka cusub ee magaalada Laascaanood. Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in dadkan dhintey ay saarnaayeen gaadhi goor danbe oo habeen nimo ah maraayey guriga badhasaabka, islamarkaana markii ay gaadhigu istaagi waayey ayay ciidanku rasaas ay ku fureen kadib markii ay ka shakiyeen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Lafilayo In Ay Goordhow Soo Saaraan Liiska Musharixiinta Utartamaya... Goorma Ayey Booliska Somaliland kamid Noqdeen Booliska Soomaaliya? Iyo Fadeexada Ka Taagan kulan Lag... 11000 kun Oo Arday Oo Saaka Somaliland Ufadhiistay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare Iyo Wa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|