Wariyeyaal Abaal-marin Ku Muteystay Tebinta Wararkii Nabadaynta Ceel-afwayn | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wariyeyaal Abaal-marin Ku Muteystay Tebinta Wararkii Nabadaynta Ceel-afwayn
August 28, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wariyeyaal ka tirsan Telefiishanka qaranka Somaliland oo si wayn uga qayb qaatay tebinta wararkii nabadaynta beelaha walaalaha ah ee deegaanka Ceel-afwayn ayaa waxa maanta la gudoonsiiyay Abaal-marino kala duwan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/aEGYnkUFEB8

 

COMMENTS
LINKS