|
|||||
WAJAALE NEWS
WAR Deg Deg Ah; Wasiirka Warfaafinta Dawlada fadaraalka Itoobiya Oo Loo Doortay Gudoomiyaha Xisbiga DDSI.
August 12, 2018 - Written by Editor:Adis Ababa(W,N) Wararka laga helayo magaalada madaxda Dalka Itoobiya ee adis ababa ayaa sheegay in goor dhawayd xubnihii xisviga dimuqraadiga ah ee somalida itoobiya ee ku sugnaa maalmihii udabeeuau magaalada adis ay gudoomiyaha xisbiga dumuqraadiga somalida itoobiya ayudoorteen wasiirka Warfaafinta Fadaraalka Itoobiya Axmed Shide In uu Xilkaasi Qabto. Sidoo kale Wararka laga helayo Dalka itoobiya ayaa tibaaxay in Axmed Shide lagu wado in uu noqdo Madaxwaynaha DDSI ee uu dhawaan iska casilay cabdi Maxamuud Cumar Halkan kaga Bogo Warkan Oo Faah faahsan; Related posts:Ciidanka Booliska Gobolka Saaxil Oo Gacanta Kusoo Dhigay Dirwalkii Baxsaday Ee Ilmaha Yar Ku Jiidhay... DAAWO;-Madaxwayanaha DDSI Oo Xadhiga Ka Jaray Dugsi Sare Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Harta Sheekha. MUJ Aadan Maal Oo ka mid Ahaa Xubnihii Fuliyey Hawl-galkii Lagu furtay Cabdillaahi Askar Oo Xidhan ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|