Wafti Uu Hogaaminayo Wasiir Ku-Xigeenka Arimaha Dibada Somaliland oo Gaadhay Wajaale, Kana Hadlay Xaalada Magaalada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti Uu Hogaaminayo Wasiir Ku-Xigeenka Arimaha Dibada Somaliland oo Gaadhay Wajaale, Kana Hadlay Xaalada Magaalada
August 10, 2018 - Written by Reporter:

Tog Wajaale (WJN)- Wasiir Ku-xigeenka wasaarada arrimaha dibada Somaliland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa waxa ay gaadheen maaglo xuduudeedka Tog Wajaale,Waxaana xaalada amni ee magaalada Wajaale ka hadlay Wasiir Ku-xigeenku iyo maayarka degmada Wajaale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS