|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdiraxmaan Caddami oo Ka Hadley Sababaha Ay Xabsiga Ugu Dambeeyaan Madaxweynayaashii Soo Maray DDSI
August 30, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo ka faalooda geeska afrika ayaa waxa uu si qoto dheer uga hadley isbedelka siyaasadeed ee ka dhacay dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Sidoo kale Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami ayaa waxa kale oo uu ka hadley sababaha ay xabsiga ugu danbeeyaan Madaxweynayaashii soo samaray dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya marka ay xilka ka degaan. Dhanka kale Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami ayaa waxa uu ka hadley siyaasada arrimaha dibada ee Somaliland iyo halka ay taagan tahay iyo xaalada amni ee gobolka Sanaag iyo tabashada Taliye Caarre.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Xisbiga Ucid oo Sharci daro Ku Tilmaamay Kootoyinka Loo Xidhay hawenka iyo beelaha Gabooye Ee Ay Ans... DAAWO:-Masuuliyiin Sharaxaad Ka Bixiyey Ujeedada Laga Leeyahay Dhismaha Dekeda laga Hirgelinayo Gobo... Gudoomiyihii Ururka Jiidali Oo Madaxwayne Muuse Biixi Ku Dhaliilay Habka Uu u Kala Xushay Dhalinyara... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|