|
|||||
WAJAALE NEWS
Sheekh Cabdilaahi Sh. Cali Jawhar iyo Suldaan Dhawal oo Ka Hadley Xaalada Jigjiga, Colaada U Dhaxaysa Soomaalida iyo Oromada
August 21, 2018 - Written by Wariye:Borama (WJN) – Sheekhul beledka magaalada Boorama Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar iyo Suldaan Dhawal ayaa waxa ay si adag uga hadleen xaalada dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo dagaalada u dhexeeya Soomaalida iyo Oromada. Sidoo kale Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jawhar iyo Suldaan Dhawal ayaa waxa ay ka hadleen heshiiskii lagu soo afjaray coladii dheerayd ee ka taagnayd deegaanka Ceel-afwayn ee dhexmartay labada beelood ee walaalaha ah ee halkaas wada dega. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/775zw-gCM8I TAABO HALKAN SI AAD U HESHID WARAR XIISO BADAN
Hargaysa Office Wajaalenews.net Related posts:Daawo;Faysal Cali Waraabe oo Sheegay in Xisbiga Ucid lagu tartamayo, beenayayna in khilaaf ka dhaxee... Maxkamadii Ka Gar Qaadaysay Dacwadii U Dhaxaysay Djibouti Iyo DP World Oo Go'aan Ka Soo Saartay Iy... DAAWO;-Hordhaca Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cirro. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|