Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Itoobiya oo Ka Hadley Sababaha Madaxweyne Muuse Biixi Ka Hortaagan In Uu La Kulmo Abiy Ahmed | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Itoobiya oo Ka Hadley Sababaha Madaxweyne Muuse Biixi Ka Hortaagan In Uu La Kulmo Abiy Ahmed
August 27, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Itoobiya Ambasador Axmed Xasan Cigaal ayaa waxa uu markii ugu horeysay ka Hadley sababaha Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ka hortaagan in uu la kulmo Ra”iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS