|
|||||
WAJAALE NEWS
“Naasir Cali Shiroow Soo Bandhig Musuq-maasuqii Uu Walaalkaa Sameeyay”..Xildhibaan Xoog
August 4, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa uu eedaymo ka dufaacay masuuliyiin ka tirsanaa Xukuumadii Siilaanyo uu gudoomiyaha gudada ilaalinta hantida qaranka ee golaha Wakiiladu uu ku eedeeyay inay ku kaceen Musuq-maasuq. Dhanka kale Xildhibaan Xoog ayaa waxa uu Gudoomiyaha Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka e golaha Wakiilada Xildhibaan Naasir Cali Shire uu ku eedeeyay in aanu soo bandhigin Musuq-maasuqii uu ku kacay walaalkii Wasiir Sacad Cali Shire oo uu masuuliyiin kale iska eedeeyay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/eOMHK57j4IM Related posts:Madaxwayne Biixi Iyo Weftigii Uu Hoggaaminayey Oo Socdaal Ku Soomaray Deegaamo Katirsan Gobolada Sel... Madaxweyne Ku Xigeenka Jsl Oo Dubai Kula Kulmay Ganacsato Danaynaya Inay Maalgashadaan Somaliland Iy... Daawo:Eng Maxamed Xaashi Cilmi Oo Lala Yeeshay Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Sheegayna In Adeega ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|