|
|||||
WAJAALE NEWS
”Madaxweyne Albaabka Fur oo Ummadda La Tasho”.Sheekh Aadan Siiro
August 21, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) oo ka mid ah culimada waawayn ee dalka oo maanta khudbad u jeedinayay dadwayne badan oo salaadii ciida ku tukanayay garoonka xawaadle ee Magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in uu albaabka furo oo uu la tashado umada six al looga gaadho dhibaatooyinka wadanka ka taagan. Sidoo kale Sheekh Aadan Siiro ayaa waxaa uu xisbiyada mucaaridka ugu baaqay in ay ilaaliyaan amaanka iyo isku duubnida wadanka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Maxkamada Ciidamada Jsl Oo Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay Askarigii Dhawaan Sarkaalka Ku Dilay Magaalad... Daawo: “Go,aankii Hore Ee Uu Xisbiga Waddani Ka Qaatay Doorashadii Halkeedii Ayuu Taagan Yahay”.Xuse... Daawo:Xayawaanka Ugu Weerarka Badan Iyo Sida Cajiibka ah ee Xeeladaysan ee ay U Weerarayaan Qaar Dhi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|