Hargeysa (WJN)- Qaar ka mid ah Maamuleyayaasha dugsiyada gaarka loo leeyahay oo maanta kulan ku yeeshay xarunta wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland ayaa waxa ay raali gelin ka bixiyeen go,aano ay soo saartay Wasaarada Waxbarashadu oo ay hore uga soo hor jeesteen.