|
|||||
WAJAALE NEWS
Hub Tiro Badan oo Lagu Qabtay Waqooyiga Dalka Itoobiya
August 14, 2018 - Written by Reporter:Addis Ababa (WJN)-Wararka naga soo gaadhay dalka Itoobiya ayaa waxa ay sheegayaan in boqolaal hub ah lagu qabtay waqooyiga Itoobiya. Mas’uuliyiin ku sugan gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya waxay sheegeen in meel buunddo ah hosteed ka heleen ilaa 425 alaadaha qarxA oo lagu qariyay halkaasi. Hubka ayaa la sheegay in la qorsheyanayay in loo daabulo caasimmada gobolka Tigreega ee Mekele. Mana cadda waxaa la doonayay in loo adeegsado waxyaabahan qarxa. Tirada bulshada qowmiyadda Tigreega ah ayaa ah mid yar dalka Itoobiya marka loo barbardhigo bulshooyinka kale, xisbiga Tigreega ee TPLF ayaa muddo tobbonaan sanno ah hoggaaminayay dalka Itoobiya.
Related posts:Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Fariin Culus Udiray Masuuliyiin Xisbiyada Mucaaridka ah Oo Si Qabyaa... Daawo Siyaasi Cawil Cali Sugule Oo Dhul Boob Ku Eedeyey Mareeyihii Dekeda Berbara Iyo Cali Mareexaan... DAAWO;-Sheekh Maxamed Aadan Oo Si Adag Uga Hadlay Boobka, Dulmiga Iyo Xad-gudubyada Bulshada Ka Dhex... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|