Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland oo Shaaciyay Natiijada Qandaraasyo Lagu Tartamay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland oo Shaaciyay Natiijada Qandaraasyo Lagu Tartamay
August 30, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)– Guddida qandaraasyada qaranka Somaliland ayaa waxa ay maanta shaaciyeen natiijada shirkadaha ku guulaystay qandaraasyada qaybo cusub oo lagu soo kordhin doono Jaamacada Hargeysa iyo Xarunta Wasaarada Boosaha ee gobolka Sanaag.

 
Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS