|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Difaaca Ee Golaha Wakiilada Somaliland oo Kulan La Qaatay Wasiirka Gaashaandhiga iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka
August 16, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Gudida difaaca ee golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa ay maanta kulan balaadhan la qaateen Wasiirka Wasaarada Gaashaandgiga Ciise Axmed Xawar iyo Taliyaha Ciidamada Qaranka Nuux Ismaaciil Taani. Kulankan oo ka qabsoomay xarunta golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa lagag hadlay xaalada amni ee dalka, Sarkaal ka goostay Ciidanka qaranka iyo Jabhad ka dilaacday gobolka Sanaag.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
WARIYE: XAMSE JIRDE WAJAALENEWS.NET HARGEYSA OOFICE COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|