Guddoomiyaha Baanka Somaliland iyo Wafti Uu Hogaaminayo oo Kulan La Qaatay Xubno Ka Socda Baanka Adduunka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Baanka Somaliland iyo Wafti Uu Hogaaminayo oo Kulan La Qaatay Xubno Ka Socda Baanka Adduunka
August 10, 2018 - Written by Reporter:

Nairobi (WJN)- Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa waxa ay kulan balaadhan la qaateen wafti ka socda Masuuliyiin ka socda baanka Aduunka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS