|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha guurtida Somaliland oo ka hadlay muranka ka dhashay buuraha gobolka Saaxil
August 11, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Golaha guurtida Somaliland ayaa waxa uu markii ugu horaysay ka hadlay muranka maalmihii u danbeeyay ka taagnaa buuraha gobolka Saaxil oo la sheegay in khayraadkii buuraha loo gacan geliyay shaqsiyaad gaar ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/Da9hzCe5YYA COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|