|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawladda Jabuuti Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadal Madaxweyne Farmaajo ku Dalbaday In Eritrea laga Qaada Cuna Qabatayta.
August 1, 2018 - Written by Editor:JABUUTI(W,N) Dawlada jabuuti ayaa ka jawaab adag ka bixisay hadal madaxwaynaha somaliya ku ka jeediyay Eritrea oo uu ku dalbaday in cuna qabatayta laga iyagoo dalka Eritrea ku eedeeyay in ay taageerto kooxaha argagixisada ah waxana sidaa lagu sheegay qoraal kasoo baxay safaarada jabuuti ee magaalada muqdisho. Dalka jabuuti ayaa dhanka kale beeniyay warar sheegayayin madaxwayne geele safar ku tagi doona asmara HALKAN KA DHAGAYSO WARKAN OO FAAH FAAHSAN. Related posts:Badhasaabka Gobolka Awdal oo Ka Hadlay Warar Sheegay In Lacago Laga Qaadayo Dhalinyarada Iska Diwaan... Shirkada Telesom Oo Abaal Marino Gudoonsiisay Macaamiisheeda Ku Guulaystay Barmaamijka Aqoon Maal ... Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka Oo Sheegay In Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera Uu Saami Ku Leeyahay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|