DAAWO; Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ku Eedeeyay In Ay Iyadu Masuul ka Tahay Bixitaanka Jabhada Caare.
August 25, 2018 - Written by Editor:
Hargaysa(W,N) Midka mida masuuliyiinta sar sare ee xisbiga wadani ayaa xukuumada kulmiye ku eedeeyay masuuliyada jabhada caare sheegayna in ayadu dusha ku qaadanayso waxkasta oo ka yimaada.