DAAWO; Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Kulan La Qaatay Ardayda Waxkabarata Jaamacada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Kulan La Qaatay Ardayda Waxkabarata Jaamacada Hargaysa.
August 19, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N)-Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Tecnoolajiyada Jamhuuriyada Somaliland Dr Cabdiwali Suufi Jibriil ayaa Xafiiskiisa ku qabilay Ardayda waxkabarata jaamacada hargaysa oo aqoon kordhsi utagay wasaarada isgaadhsiinta.

wasiira cabdiwali

Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta ayaa ardayda macluumaad dheeraada ka siiyay waxyaabaha ay wasaarada qabato iyo xogo la xidhiidhka cilmiga technoolajiyada Casriga Ah.

wasiirka isgaadhsiinta

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS