|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiir Arimaha Jsl Oo La Waydiiyay Su,aalo Xasaasiya Iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiyay, Muxuse Yidhi Isbadalka Siyaasadeed Ee Ka Socda Mandaqada Iyo Dalka Etoobiya?
August 5, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland sacad cali shire ayaa ka hadlay Siyaasad arimaha dibada jsl iIo isbadalka siyasadeed ee ka Socda geeska africa Iyo dalka etoobiya Sidoo kale wasiir sacad ayaa wax laga waydiiyay su,aalo badan oo ku saabsan icriraaf raadinta somaliland +tagi taanka Muqdisho Iyo jawaabaha uu Ka bixiyay Halkan ka daawo muuqaalka warkan; Related posts:Xildhibaan Tukaalle oo Xukuumadda ku Tilmaamay Inay Dalal Shisheeye Muwaadiniinteeda Qoorta u qabato... DAAWO;-Qurba Joogta Reer Somaliland Ee Dalalka Canada Iyo Australia Oo Siwayn Uxusay Sanad Guuradii ... Daawo:Khudbad Dheer Oo Dhinacyo Badan Taabanasa Oo Madaxweyne Silaanyo U Jeediyay Qurba Joogta Reer ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|