DAAWO; Ururka Dulmidiid Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Horyaala Madaxweynaha Cusub Ee DDSI. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Ururka Dulmidiid Oo Ka Hadlay Waxyaabaha Horyaala Madaxweynaha Cusub Ee DDSI.
August 24, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(w,n) Cabdiraxmaan Maxamed Saahid oo kamida xubnaha Ururka dulmidiid ee dawlad deegaanka somalida etoobiya ayaa ka hadlay waxyaabaha horyaala madaxwaynaha cusub ee la doortay iyo sida ay tahay in  wax looga qabto Dhibaatooyinkii ay gaysatay xukuumadii cabdi maxamuud cumar.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/-o4G6Nq3Rac

COMMENTS
LINKS