|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Somaliland Oo Goob fagaare ah Dawlada fadaraalka Itoobiya Ku Wareejisay Gadiidkii Ugu Tirada Badnaa Ee Lagala Soo Baxsaday DDSI.
August 26, 2018 - Written by Editor:Tog Wajaale(W,N) Xukuumada somaliland ayaa maanta magaalada xuduudeedka Tog wajaale soo gaadhsiisay Gadiidkii uu tirada badnaa ee lagala soo baxsaday dawlad deegaanka somalida itoobiyo oo mudooyinkii udnabeeyay qalalaase xoogani ka dhacay. Masuuliyiinta xukuumada somaliland oo ay horkacayeen wasiir kuxigeen arimaha gudaha, taliye kuxigeenka ciidanka booliska iyo maamulka magaalada wajaale, Waxaana madashan ka hadlay xubno ka socday dawlada fadaraalka itoobiya oo somaliand uga mahad celiyay gacanta ay kasiisay badbaadinta hantida dawlada iyo dadba. Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan; https://youtu.be/zxK_-JGXJd0 Related posts:Wasiirka Hawlaha Guud Oo Wareegto Uu Soo Saaray Dawladaha Hoose Kaga Mamnuucay Bixinta Dhulka Danta ... DAAWO ;Gudoomiyaha Xidigaha Geeska Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magalada Burco Iyo Weedhihii ... “Wadamada Geeska Iyo Beesha Calaamkaba Waxaanu Ugu Baaqaynaa Inay Mar Walba Tixgeliyaan Masiirka Uma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|