|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Siyaasi Cali Guray Oo Dhaliilay Tayada Golaha Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi, Muxuuse Ka Yidhi Khilaafka Jabuti Iyo Somaliya.
August 4, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Siyaasi Cali Guray Oo Kamida siyaasiyiinta xisbiga kulmiye ayaa markii ugu horaysay ka haday tayada golaha xukuumada madaxwayne muuse biixi oo uu dhaliilo culus usoo jeediyay sheegayna in arinaa laqabo shacabka Somaliland sida ay usaluugsan yihiin xukuumada uusoo dhigay Sidoo kale siyaasi cali guray ayaa ka Hadlay Khilaafka Somaliya & Jabuuti Iyo Fursada Somaliland Ugu Jira hadii ay ka faa,iidaysan karto isagoo dhaliilo culus ku ganay wasaarada arimaha dibada HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSA. Related posts:Madaxwayne Biixi Oo Eedo Culus Ujeediyay Qaramada Midoobay Iyo Nuxurka Digniin Uu Udiray Wakiilka Mu... Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Magaalada Burco Ka Daahfuray Mashaariic Lagu Ta... Adeega Shirkada Telesom Oo Xaaladeeda Laga Dayrinayo Iyo Bulshada Kawarwarsan Mustaqbalka Shirkadaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|