DAAWO; Roobab Dabaylo Iyo Baraf Wata Oo ka Da,ay Magaalada Gabiley Iyo Khasaraaha Uu Gaystay, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Roobab Dabaylo Iyo Baraf Wata Oo ka Da,ay Magaalada Gabiley Iyo Khasaraaha Uu Gaystay,
August 26, 2018 - Written by Editor:

Gabiley(W,N) Magaalo madaxda gobolka gabiley ayaa waxaa galabta ka da,ay roob dabaylo iyo baraf wata kaasi oo khasaare soo gaadhsiiyay qaarkamida guryaha magaalada iyo biraha laydhka,

 

gabley baraf 1

gabiley baraf 3

Sidoo kale Roobkan ayaa  xidhay qarkamida jidadka magaalada dhexmara oo ay fadhiisteen biyo xoogani.

gabiley baraf 2

Halkan ka daawo muuqaalka warkan oo faah faahsan;

https://youtu.be/tqu1G1sRzJk

COMMENTS
LINKS