|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwaynaha DDSI Oo Hada Warbaahinta La Hadlay Iyo Nuxurka Fariin Uu Shacabka Udiray!
August 4, 2018 - Written by Editor:Jig Jiga(W,N) Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida Etoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa hada warbaahinta la hadlay kadib markii ay saaka ku waabariisteen ciidamo ka socda Dawlada fadaraalka etoobiya oo la wareegay gacan ku haynta xarumaha dawlada oo sobobay mudoharaado baahsan oo shacabka caasimada jig jiga iskugu soo baxeen isla markaana sobobay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Halkan Ka Daawo Madaxwayne Cabdi oo fariin Udiray shacabka kana Tacsiyadeeyay Dadkii Ku Geeriyooday Qalalaasihii Maanta. https://youtu.be/4SUi9Ov5JjM Related posts:Daawo:Xisbiga Wadani Oo Munaasibad Soo Dhawayn ah U Qabtay Taageerayaal Ka Soo Digo Rogtay XIsbiga K... Wasiirka Xanaanada Xoolaha Oo Xilkii U Kala Wareejiyey Agaasimhii Hore Iyo Agaasimaha Cusub Ee Dhawa... "Waxaan Kala Garan Waayey In Madaxweyanaha Ay Xusuustiisa Wax Ka Maqan Yihiin Iyo .." Xil Maxamed Ko... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|