DAAWO; EX Wasiir Cali Mareexaan Oo Iska Difaacay Eedo Musuq Maasuq Oo Ay kusoo Eedeeyeen Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; EX Wasiir Cali Mareexaan Oo Iska Difaacay Eedo Musuq Maasuq Oo Ay kusoo Eedeeyeen Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka,
August 2, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirkii Hore ee Wasaarada Hawlaha Guud Ee Xukuumada siilaanyo Cali Xasan Cali mareexaan ayaa hadlay eedo musuq maasuq oo ay usoo jeediyay gudida ilaalinta hantida qaranku Ee golaha wakiilada oo sheegay  inuu ku kacay mudadii uu xilka hayay. Muxuuse iskaga difaacay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS