Cabdiraxmaan Faroole oo Ku Baaqay In Si Deg Deg Ah Loo Bilaabo Wada-hadaladii U Dhexeeyay Somaliland iyo Soomaaliya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Cabdiraxmaan Faroole oo Ku Baaqay In Si Deg Deg Ah Loo Bilaabo Wada-hadaladii U Dhexeeyay Somaliland iyo Soomaaliya
August 3, 2018 - Written by Reporter:

Garoowe (WJN)- Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud “Faroole” ayaa waxa uu ku baaqay in la dadejiyo wada-hadalada u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/avWGuGNe2Gk

COMMENTS
LINKS