|
|||||
WAJAALE NEWS
Biyo yaraanta & beeraha W/Q: Abdirashid Mohamed Jama Belel
August 30, 2018 - Written by Reporter:Beeruhu waxay u baahan yihiin biyo aad u fara badan si loo soosaaro cuntadii la cuni lahaa. Waddamada ay cimiladoodu kulushahay isla markaana ay kordheyso baahidooda cunno kuna yaala Afrika, Bariga Dhexe, Aasiya iyo Latin Ameeriko, oo ay intooda badan heysato biyo yari, waxay halis ku yihiin in ay waayaan cuntaddii ay cuni lahaayeen biyo-yari aawadeed. Aragtidani waa mid jirta oo ay gaar ahaan qabaan waddamada horay-u-maray ee warshadaha leh oo aysan haysanin dhibaatada dhinaca biyaha iyo cuntada, ayada oo loo aaneynaayo dhibaatooyinka dhinaca dhaqaalaha, maamulka iyo iyo tan ugu daran oo ah cimilada.
Qalinkii: Abdirashid Mohamed Jama (Belel)
Related posts:Xoog Iyo Caadifad Shaqayn Mayso Ee Waa In La Helo Sharci Lagu Ciqaabo Dadka Somaliland Ee U Goosta S... Siyaad Bare Iyo Axmed Siilaanyo Marka La Is Bar Bar Dhigo Labada Maamul Maxay Iskaga Mid Yihiin Maxa... Mala Fahmay Fool Xumooyinka Xukuumadda Xisbiga Kulmiye Qaar Kamid Ah Oo Ragaadshay Magaalada Hargays... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|