Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Sanaag oo Si Adag Uga Hadley Jabhada Uu Hogaaminayo Kornayl Caarre | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Sanaag oo Si Adag Uga Hadley Jabhada Uu Hogaaminayo Kornayl Caarre
August 29, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Badhasaabkii hore ee gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falaay ayaa waxa uu si adag uga Hadley jabhada uu abaabulay kornayl Caarre ooh ore uga tirsanaa Ciidanka Qaranka Somaliland, Waxaana uu fariin u diray xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS