|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Beenisay War Kasoo Baxay Qaramada Midoobay Oo Lagu Shaaciyay Tirada Dadka Ku Barakacay Deegaanka Tukaraq.
July 2, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Gudoomiyaha Haayada Qoxootiga Iyo Barokacayaasha Jamhuuriyada Somaliland Cabdikariim Axmed Maxamed Xinif ayaa waxba kuma jiraan ku tilmaamay qoraalka kasoo baxay haayada qaramada midoobay ee lagu shaaciyay tirada qoysaska ku Barakacay Colaada u dhaxaysa Somaliland Iyo Somaliya Ee Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool. Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; https://youtu.be/sUGngR8HD48 COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|