Xisbiga Kulmiye oo Sheegay in Golaha Xukuumada Kula Xisaabtami Doonaan Fulinta Barnaamijkii ay Ololaha Ku Galeen ee Xisbiga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Kulmiye oo Sheegay in Golaha Xukuumada Kula Xisaabtami Doonaan Fulinta Barnaamijkii ay Ololaha Ku Galeen ee Xisbiga
July 9, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (WJN)- Gudoomiyaha Golaha dhexe ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige Jaamac Shabeel ayaa waxa uu sheegay in golaha xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ay kula xisaabtami doonaan fulinta barnaamijkii ay ku galeen ololaha ee Xisbiga.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS