|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Indho Indho oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Masuul Ka Tirsan Maamulka Puntland
July 14, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo ka mid ah mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland ayaa waxa uu dhaliilo culus u soo jeediyay Sarkaal ka tirsan Maleeshiyaadka Puntland iyo Xildhibaan ka soo jeeda gobolka Sool oo ka tirsan baarlamaanka Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|