|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Ka Hadlay Geerida Ku Timi Wariye Yoonis Cali Nuur
July 20, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyi gelinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax Guri Barwaaqo ayaa waxa uu ka hadlay geerida ku timi Marxuum Wariye Yoonis Cali Nuur, Isagoo tacsi u diray Qoyskii, Ehelkii, Asxaabtii, Bahda Warbaahinta iyo Qaranka Somaliland ee uu ka baxay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|