Wasiirka Maalgashiga Somaliland Oo Gaadhay Dalka Jabuuti Iyo Ujeedada Safarkiisa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Maalgashiga Somaliland Oo Gaadhay Dalka Jabuuti Iyo Ujeedada Safarkiisa.
July 3, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA (W,N) Wasiirka Wasaarada Maalgashiga Jamhuuriyada Somaliland ayaa socdaal ku tagay dalka jabuuti Waxaana halkaasi  ku soo dhaweeyay  Safiirka Somaliland ufadhiya dalka jabuuti,

Ujeedada Socdaalka Wasiirka ayaa lagu sheegay in uu ka qaybgalino doono shir lagaga hadlayo arimaha ganacsiga oo ka furmi doona dalka jabuuti.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS