Wasiir Sacad Cali Shire oo ka hadlay shirka Brussless iyo siyaasada arimaha dibadda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir Sacad Cali Shire oo ka hadlay shirka Brussless iyo siyaasada arimaha dibadda
July 17, 2018 - Written by Wariye:

2018310636562635266692373Sacad Cali ShireHargaysa(WJN):-Wasiirka wasaradda Arimaha Dibadda ayaa ka hadlay shirkii ka socday Brussless oo uu ka qayb galay gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe.

Hadalkan wasiirka ayaa ku soo beegmaya xili ay madaxtooyadda somaliland ay sheegtay in aanay waxba ka khusayn shirkaasi isla markaana uu la mid yahay shirarka lagu qabto garoowe iyo muqdisho.

sidoo kalena kalfadhigii mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ay yeesheen maalintii shalay ayaa waxa lagaga hadlay sida ay siyasadii arimaha dibadda u fashilantay iyo warar sheegaya in la xidhay qaar ka mid ah safaradihii somaliland dibada ku lahayd .

 

Hargaysa Office

Wajaalenews.net

Wariye madax banaan

ABDIQADIR HABBANE

COMMENTS
LINKS