Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada arrimaha dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire oo shir jaraa,id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa waxaa uu Faah-faahin ka bixiyay xafiiska ay dawlada Somaliland ka furatay dalka Imaaraadka Carabta.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/m-jI5pTPmsA