Gabiley (WJN)- Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa waxa uu maanta si rasmi ah gacan ku haynta Wakaalada Biyaha Gabiley ugala wareegay maamulka magaalada Gabiley isagoo u soo magacaabay Masuul Cusub.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka