War Deg Deg Ah: Xukumada Somaliland oo Xabsiga U Taxaabtay Siyaasi Cismaan Awr Liqe | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah: Xukumada Somaliland oo Xabsiga U Taxaabtay Siyaasi Cismaan Awr Liqe
July 6, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (WJN)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa maanta Xabsiga u taxaabay Siyaasi Mujaahid Cismaan Awr Liqe waxaana xadhiga Siyaasigan iyo sababaha loo xidhay ka hadlay Cabdiraxmaan Cismaan Awr Liqe oo ah wiil uu dhalay Mujaahid Awr Liqe.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

COMMENTS
LINKS