|
|||||
WAJAALE NEWS
Midowga Afrika Oo Dooranaya Madaxda Gudiyada Qaarada.
July 18, 2016 - Written by Wariye:
Waxaa maalmahan socotay hadal hayn ah in doorashada dib loo dhigi doono, balse taas ayuu hadda Midowga Afrika meesha ka saarayaa. Musharraxiinta u tartamaya jagada gudoomiyaha gudiga Midowga Afrika ayaa ka kala socda dalalka Uganda, Botswana iyo Equatorial Guinea, waxaana qofka guuleysta uu bedeli doonaa Nkosazana Dlamini-Zuma, oo Koonfur Afrika u dhalatay. Sidoo kale, hogaamiyayaasha qaaradda ayaa la filaya in maanta ay ka arrinsadaan la dagaallanka argagixisada, iyo in ay yeeshaan sanduuq dhaqaale oo gaar u ah la dagaallanka ururada xagjirka ah ee Afrika. Hargeisa Office Related posts:“Xisbiga Wadani Anigu Kumaan Jirin, Lakiin Waxaan Ogahay In Ay Daan Ku Qoloonayn”Muj Cabdilaahi Dira... Sh, Maxamed S. Saaweer Oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaamay in Xariirad Ay kazoo Yeedho Kelmada Gala Dagaa... Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Wajaale, Kuna Soo Wajahan H... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|