War Deg Deg Ah :-Salaadiin Iyo Xubno Ganacsato ah Oo Dhawaan Safar Qarsoodiya Ku Tagay Garoowe Oo Hargaysa Kusoo Laabtay Kana Warbixiyay Ujeedada Ay U Tageen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah :-Salaadiin Iyo Xubno Ganacsato ah Oo Dhawaan Safar Qarsoodiya Ku Tagay Garoowe Oo Hargaysa Kusoo Laabtay Kana Warbixiyay Ujeedada Ay U Tageen!
July 15, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Qaarkamida madaxdhaqameedka Somaliland iyo xubno ganacsato oo dhawaan safar Aan la shaacin ujeedadiisa ku tagay magaalada garoowe ee maamul goboleedka somaliya   ayaa kusoo laabtay magaalada hargaysa iyagooo ka warbixiyay ujeedada ay utageen garoowe iyo arimo kale oo xasaasiya.

kusoo laabtay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS