|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah: Kontan qof oo ku dhintay dagaal dhaxmaray qomiyadaha Somalida iyo Oromadda ee dalka itoobiya
July 17, 2018 - Written by Wariye:Hargaysa(WJN):-Ururka ONLF ayaa bayaan uu soo saaray kaga hadlay dagaallo khasaare badan geystay oo qeybo ka mid ah Itoobiya ku dhexmaray maleeshiyo ka tirsan qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida ee daga Itoobiya. Afhayeenka ONLF Cadaani Hirmooge oo lasoo xiriiray VOA ayaa bayaanka ay soo saareen nooga warramay. Waxaa wareystay Sahra Cabdi Axmed. Dagaalkan ayaa waxaa ku dhintay dad lagu qiyaaso ilaa kontan qof oo soomaali ah Ha se yeeshee dagaalkan ayaa ku soo beegmaya xili ay xukuumada
Hargaysa Office Wajaalenewa.net
Related posts:Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Digay Lacag Cusub Oo Xukuumadu Soo Daabacatay, Sheegay... Warbixin Ciidamada Qaranka Jamuuriyadda Somaliland Oo Heegan Sare Galay Iyo Doorashada Oo Ay Muddo ... Wiil Dhalinyaro Ah Oo Isku Daldalay Gudaha Magaalada Berbera Xalay Iyo Ciidamada Booliska Oo Baadhis... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|