Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland oo Kormeeray Xarumaha Booliska Laascaanood | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland oo Kormeeray Xarumaha Booliska Laascaanood
July 7, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)- Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan oo safar ku jooga magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa waxa uu maanta kormeeray xarumaha ciidamada Booliska ee Laascaanood

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/j3GCORPfsPg

COMMENTS
LINKS