“Suldaan Xasanoow Hadii Somaliland La Wada Leeyahay oo Cadaalad Ku Dhisan Ay Ku Dhibtay, Waxay Dhagahaagu Maqli Doonaan Somaliland La Kala Leeyahay”.Jiif Caaqil Rashiid Jaambiir | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Suldaan Xasanoow Hadii Somaliland La Wada Leeyahay oo Cadaalad Ku Dhisan Ay Ku Dhibtay, Waxay Dhagahaagu Maqli Doonaan Somaliland La Kala Leeyahay”.Jiif Caaqil Rashiid Jaambiir
July 20, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Jiif Caaqil Rashiid Jaambiir oo ka mid ah Madax-dhaqameedka beelaha Garxajis ayaa waxa uu si adag uga jawaabay hadalo dhwaan ka soo yeedhay Suldaanka Guud ee beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

 

 

COMMENTS
LINKS