“Somaliland Reer Laascaanood Xoog Kumay Qabsan Ee Waa Heshiis”.Xuseen Aadan Cade | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Somaliland Reer Laascaanood Xoog Kumay Qabsan Ee Waa Heshiis”.Xuseen Aadan Cade
July 25, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)-  Guddoomiye Ku-xigeenka Sadexaad ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Xuseen Aadan Cade ayaa waxa uu sheegay in aanay Somaliland xoog ku qabsan shacabka Reer Laascaanood oo ay ahyd heshiis, Sidoo kale Xuseen Aadan Cade ayaa waxa uu shacabka Reer Laascaanood u soo jeediyay in ay Gobolkooda horumariyaan oo ay noqoto Caasimad lagu soo hirto sida Boorama oo kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/CgQCebpQGLg

COMMENTS
LINKS