|
|||||
WAJAALE NEWS
Somaliland oo Laga Madnuucay Isticmaalka Social Media iyo Sababta
July 1, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (WJN)– Xukuumada Somaliland ayaa waxa ay gabi ahaanba dalka ka madnuucday isgaadhsiinta loo yaqaan Social Media ee baraha bulshadu ay ku kulanto. Wasiirada Wasaaradaha Isgaadhsiinta Technolgyda iyo Waxbarashada Somaliland oo uu wehelinayo Gudoomiyaha Xafiiska Imtaxaanadka qaranka ayaa shir jaraa,id oo ay ku qabteen magaalada Hargaysa ayaa waxa ay sheegeen in la madnuucay inta uu socdo Imtaxaanka Shahaadiga ahi Isticmaalka Social Media iyadoo ay sheegeen in baraha bulshadu ku kulanto uu dhibaato wayn ku hayay ardayda Imtaxaanka u fadhiisanaysa oo ay u sahlaysay in qishka loogu soo gudbiyo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Gabiley Dhalinyaro Xabsiga Loogu Taxaabay Boqolaal Kaadhkii Codbixinta ah Oo Ay Sheegeen In Aaney Ku... Shil Baabuur Oo Sababay Khasaare Dhimasho Oo Duleedka Galbeed Ee Magaalada Hargeysa Ka Dhacay. Wargays Caan Ah Oo Somaliland Uga Digay Halista Ganacsato U Adeegaysa Farmaajo Oo Ku Hawlan Abaabul ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|