|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Soo Dhaweeyay Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Beelaha Gar-xajis Iyo fariinta Uu Udiray Xukuumada.
July 3, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Siyaasi Cabdirashiid Jaamac Dhari(Sheekhul axmarka) oo kamida siyaasiinta reer Somaliland kana Tirsan saraakiisha xisbiga wadani ayaa hadlay aragtidiisa qodobadii kasoo baxay shirkii beelaha gar-xajis ugu soo dhamaaday buurta gacan libaax Sidoo kale siyaasi cabdirashiid ayaa soo dhaweeyay qarkamida qodobadii kasoo baxay shirkan isagoo xukuumadana ugu baaqay in ay waxka qabato tabashada beesha kuwa khuseeyay dawlada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Muranka Diiwaan-gelinta iyo Mugga Xildhibaannada. Hadal-haynta Maalmahan: Tirsiga 25aad Iyo Qalinkii... Xarunta Cilmi Baadhista Africa Oo Sheegtey In Aanay Somaliland U Baahnayn Wada-hadalka Somalia. Qaarkamid Ah Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Ka Hadlay Go,aankii Kasoo Baxay Komishanka D... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|