Sawirro: Dayax Madoobaadkii Xalay Dunida Ku Habsaday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sawirro: Dayax Madoobaadkii Xalay Dunida Ku Habsaday
July 28, 2018 - Written by Reporter:

 

Hargeysa (WJN)- Dad badan oo ku nool adduunka ayaa xalay arkeen dayax madoobaadkii ugu wakhtiga badnaa ee qarnigan 21-aad, Dalka Greece, Dayax madoobaadka waxaa laga arkay gashaada dambe ee minaaradda masaajidka wayn ee Sheikh Zayed ee ku yaalla magaalada Abu dhabi.

Daxyax madoobaadka ayaa laga arkay qaaradda Afrika, bariga dhexe, Yurub, Ruushka, Hindiya iyo Australia.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka sawirrada

dayax1 dayax2 dayax3 dayax5 dayax4 dayax6 dayax7 dayax8 dayax9 dayax10 dayax11

COMMENTS
LINKS