Qunsulka Dalka Turkiga Ufadhiya Hargaysa Oo Sheegay In Dalkiisu Xusidoono Sanad Guuradii Inqilaabkii Fashilmay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qunsulka Dalka Turkiga Ufadhiya Hargaysa Oo Sheegay In Dalkiisu Xusidoono Sanad Guuradii Inqilaabkii Fashilmay.
July 14, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Qunsulka dalka turkiga ufadhiya Somaliland  gaar ahaan magaalada hargaysa ayaa shir jaraa,id oo uu maanta qabtay ku sheegay in dalkiisu xusidoono sanad guuradii labaad ee kasoo wareegtay  Inqilaabkii ka Dhacay Dalka Turkiga Oo ku beegan maalinta Bari ah.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

https://youtu.be/3K92KeyGHuA

COMMENTS
LINKS