Prof Axmed Ismaaciil Samater oo Kormeeray Degaanadii Duufaantu Ku Dhufatay Ee Gobolada Awdal iyo Salal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Prof Axmed Ismaaciil Samater oo Kormeeray Degaanadii Duufaantu Ku Dhufatay Ee Gobolada Awdal iyo Salal
July 28, 2018 - Written by Reporter:

Borama (WJN) –Prof, Axmed Ismaaciil Samater  oo mudooyinkii ugu danbaysay ku sugnaa Somaliland ayaa waxa uu maanta socdaalo indho indhayn ah ku soo maray deegaanadii ay sida daran u samaysay duufaantii ku dhufatay ee deegaanada xeebaha gobolada Awdal iyo Salal.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/6o1EiMcyEkY

COMMENTS
LINKS