|
|||||
WAJAALE NEWS
Mujaahid Axmed Mire oo Kulan La Qaatay Dhalinyarada iyo Aqoonyahanka Gobolka Togdheer
July 19, 2018 - Written by Reporter:Burco (WJN)- Mujaahid Axmed Mire oo ka mid ah mujaahidiintii u soo halgamay Somaliland oo maal mihii u danbeeyay ku sugnaa dalka ayaa waxa uu kulan balaadhan la qaatay Dhalinyarada, Aqoonhanka, Waxgaradka iyo Haweenka ku dhaqan magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|