|
|||||
WAJAALE NEWS
Mid ka mid ah shirkadaha soo saara Filimada oo baahisay filim cusub oo dhamaystiran
July 4, 2018 - Written by Wariye:
Shirkadda Sony ayaa markii ay ogaatay qaladka dhacay ka tirtay shabakada Youtube, balse kadib markii uu 6 saacadood hawada ku jiray filimkan oo soo saaristiisa ay ku baxday lacag aad u badan. Filimkan ayaa lagu jilay magaalada Los Angeles ayaa waxa uu ku saabsanyahay nin la kireysto si uu dadka u dilo.
Maadaamaa uusan filimkan aad u gadmin, ayay dadka qaar isweeydiinayaan in sababta loo baahiyay ay ahayd mid ula kac ah si uu u gadmo. Ma ahan markii koowaad oo ay Sonny samayso khaladkan oo kale, sanadkii 2014-kii ayay sidan oo kale u baahisay filimka he Amazing Spider-Man 2 oo ahaa mid ka caansan Khalid the Killer.
Hargeisa Office Wajaalenews.net Wariye Abdiqadir Habbane
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|